show episodes
 
Loading …
show series
 
Boosto laga soo direy dalka Jarmalka ayey ku jireen 87 xabo oo ah bastooladaha korontada ee argagaxa oo kontrabaan ah. Hoos u dhac ayaa ku yimid alaabooyinkii laga iibsan jirey shirkadda xiriirka telefoonnada ee Ericssons. Laba wiil oo da'doodu tahay 17 iyo 18 jirro ayaa la go'aamiyey in rummaanka la dhigo. Baaris cusub ayaa muujisay in keliya kala…
  continue reading
 
A round-up of the main headlines in Sweden on April 15th 2024. You can hear more reports on our homepage www.radiosweden.se, or in the app Sveriges Radio Play. Presenter: Babak Parham. Producer: Kris Boswell.Av Sveriges Radio
  continue reading
 
Программы будут некоторое время доступны в архиве сайте Шведского Радио: https://sverigesradio.se/radio-sweden-russian-podcast-war-ukraine Другие новости вы можете читать по ссылкам: https://sverigesradio.se/nyheter http://www.sverigesradio.se/radiosweden https://sverigesradio.se/radioswedenukrainian Наш Telegram будет закрыт: https://t.me/radio_sw…
  continue reading
 
Labo wiil ayaa la xiray todobaadkii dhamaadkiisa kadib markii looga shakiyay inay ku lug lahaayeen dil aabbe loogu geystay xaafadda Skärholmen. Nin 60-meeyo jir ah ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Arlanda, isagoo boorsadiisa ku dhex wata dahab. Soogalootiga ka imanaya bariga Danmark ee soo gaaraya gobolka Skåne waa kii ugu badnaa muddo toba…
  continue reading
 
A round-up of the main headlines in Sweden on April 12th 2024. You can hear more reports on our homepage www.radiosweden.se, or in the app Sveriges Radio Play. Presenter: Dave Russell Producer: Kris BoswellAv Sveriges Radio
  continue reading
 
A shocking shooting in Skärholmen, southwest of Stockholm, has left the country reeling. We hear from P4 Stockholm reporter Simon Gudmundsson, who has spoken with relatives of the victim. Also: Swedish websites are selling counterfeit versions of popular diabetes and weight loss medications, but authorities are warning of potentially serious health…
  continue reading
 
Shaqa'la'aanta ayaa kor u kacday bishii maarso gaarteyna 6,7 boqolkii, sida ka muuqata tirakoobka cusub ee xafiiska shaqada - Arbetsförmedlingen. Xukuumadda ayaa sannadkan u qoondeeysay difaaca madniga ah misaaniyad dheeri ah oo gaarsiisan 385 milyan oo karoon. Qof looga shakisan yahay inuu ku xad-gudbay sharciga difaaca ayaa la qabtay shalay oo ar…
  continue reading
 
Taataabashada ayaa u wanaagsan caafimaadka jidhka iyo maskaxdaba, Hogaamiyaha xisbiga Kristendemokraterna Ebba Bush ayaa marar badan hadalka buuq laga geliyey mark ay su'aallo iyo jawaabo furan ku yeelatay baar ku yaalla Göteborg fiidnimadii shalay. Wax-soo-saarka guud ee dalka Iswiidan ayaa kordhay kordhay 0.1 boqolkiiba bishii Febraayo marka loo …
  continue reading
 
In ka badan 34 bilyan oo karoon ayaa sanadkan dib loogu soo celin doonaa canshuur celinta, sida ay sheegtay wakaaladda canshuuruhu. Rag badan oo caawinaad ka doonta sidii looga gargaari lahaa iney joojiyaan rabshada qoyska dhexdiisa ey ka geeystaan. Nin 40-meeyo jir ah oo looqabtay diltoogasho oo markii labaad muddo gaaban ka dhacday magaalada Hesi…
  continue reading
 
A round-up of the main headlines in Sweden on April 9th 2024. You can hear more reports on our homepage www.radiosweden.se, or in the app Sveriges Radio Play. Presenter: Ulla Engberg Producer: Dave RussellAv Sveriges Radio
  continue reading
 
Nin iyo wiil ay xukun maanta ku ridday maxkamadda degmada Uppsala. Booliska ayaa ku andacoonaya in ay ku guuleysteen in ay joojiyaan ku dhawaad 40 fal rabshado ah saddexdii bilood ee la soo dhaafay. Dowladda ayaa 500 milyan oo karoon u qoondeyneysa dugsiyada dalka miisaaniyada wax ka bedelka guga ee sanadka 2024-ka. Korodhka qiimaha cunnada ayaa ma…
  continue reading
 
The gender-neutral Egalia preschool in Stockholm is set to close, due to a lack of preschool-aged children in the area. Parents with kids attending the school tell Radio Sweden why they're petitioning against the decision. Also: Snowy weather has once again caused havoc on Swedish roads. We hear from the Swedish Transport Administration, to find ou…
  continue reading
 
Wasaaradda arrimmaha dibadda Ruushka ayaa ku andacootay inuu dalka Sweden qorsheeynayo in Nato ay saldhig ka furanayso Gotland. Guddiga doorashooyinka Miljöpartiet ayaa soo bandhigi doona fikirkooda haweeneyda ey u arkaan inay ka mid noqoto labada hoggaamiye ee xisbiga. Kastamka oo codsanaya gacansiin dadka doonyaha leh sidii lagu ogaan lahaa doony…
  continue reading
 
A round-up of the main headlines in Sweden on April 4th 2024. You can hear more reports on our homepage www.radiosweden.se, or in the app Sveriges Radio Play. Presenter: Michael Lindgren Producer: Michael WalshAv Sveriges Radio
  continue reading
 
Ugu yaraan 12 haween ah ayaa lagu diley Sweden saddexdii bilood ee sannadka ugu horreeyey. 600 oo waraaqo la isu direy oo laga shakiyay ayaa kontrool lagu sameeyey, halka 500 oo ka mid ah laga heley naarkootika, dawooyin hormoono ah oo murqaha xoojiya iyo dawooyin aan sharci ahayn. Magaalada Göteborg ayaa laga heley kiis hor leh ee cudurka jadeecad…
  continue reading
 
Loading …

Snabbguide