Wararkii maanta ee Raadiyo Sweden

3:26
 
Dela
 

Manage episode 347461041 series 3017715
Av Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio upptäckt av Player FM och Player FMs grupp - upphovsrättigheterna ägs av publiceraren, inte Player FM. Ljudet streamas direkt från deras servrar. Tryck på Prenumerera knappen för att hålla koll på uppdateringar i Player FM, eller klistra in flödets webbadress i andra podcast appar.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Ka dib kulayl dayreedkii aadka u sareeyay ayaa iminka waxaa dhammaan waddankoo dhan, koonfurta Sweden ilaa waqooyigeeda ka bilaabanaya soo di'itaankii barafka barafka.Gabar da'deedu 15 jir tahay oo lagu tuhunsanaa in ay dishay walaalkeed ka yar, ayaa maanta maxkamadi dacwad ku soo oogtay. Gabadhaan ayaa bartamihii bishii juulaay weerar ku qaadday walaalkeed ka yar oo ay ku wada sugnayeen guri ku yaal xaafadda Vällingby ee magaalada Stockholm.Dhuumaha gaaska ee Nord Stream ayaa waxaa loo geystay kharibaad weyn dabayaaqadii bishii september ee tagtey.

798 episoder