Gå offline med appen Player FM !
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Manage episode 341277134 series 2141888
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Hoggaamiyaha Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa qorsheeynaya inuu bilaabo in uu soo dhiso xukuumad cusub, taas oo ku taagan xisbiyada Moderaterna, Sverigedemokraterna, Krisdemokraterna iyo Libaraalerna. Ma jiri doonto aqlabiyad ay helaan maamulka garabka bidix ee gobolka Göteborg, sida ay sheegtay P4 Göteborg, hase yeeshee magaalada Istockholm ayaa laga yaabaa inay awoodda la wareegaan. Hoggaamiyaha xisbiga Centerka Annie Lööf ayaa is casishay, iyadoo shir jaraa'id oo ay maanta qabatay ku sheegtay go'aankeeda iscasilaadaas la xiriira.
574 episoder

Alla avsnitt
×Välkommen till Player FM
Player FM scannar webben för högkvalitativa podcasts för dig att njuta av nu direkt. Den är den bästa podcast-appen och den fungerar med Android, Iphone och webben. Bli medlem för att synka prenumerationer mellan enheter.