Gå offline med appen Player FM !
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Manage episode 340470655 series 2141888
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Xulka hablaha kubbadda cagta Iswiidhen oo 5 iyo 0 kaga adkaaday xalay xulka dhiggooda ee dalka Finland. Saadaalinta taageerada codbixiyeyaasha oo lagu ogaadey iney labada garab-siyaasadeed ee dalku aad isugu dhow yihiin. Dhammaan siddeeda xisbi oo baarlamanka soo wada geli doona, sida ka muuqata. Ciidanka ammaanka ee degmada Kritianstad oo baadigoob ugu jira ciddii ka dambeeysey goobo dabab la qabadsiiyey beryahan dambe ugu dambeeyn fiidnimadii salaasadii xalay.
575 episoder

Все серии
×Välkommen till Player FM
Player FM scannar webben för högkvalitativa podcasts för dig att njuta av nu direkt. Den är den bästa podcast-appen och den fungerar med Android, Iphone och webben. Bli medlem för att synka prenumerationer mellan enheter.