Gå offline med appen Player FM !
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Manage episode 342930995 series 2141888
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Mid ka mid ah saddexdii nin ee sannadkii 1999 loo xukumey iney dil toogasho ah ugu geeysteen saraakiil boliis ah agagaarka degmada Malexander ayaa xabsiga laga soo daayey.
Koxda kubbadda cagta hablaha ee Rosengord oo qaybta ka ah tartanka isreebka horyaallada – Champions League ayaa qorituurkii ku soo aadday kooxo aad u culus oo ay ka mid tahay Barcelona oo saddex ka mid ah afartii faynal ee ugu dambeeyey ee Yurub qaybta ka ahayd.
Haween iyo carruur ku soo laabtay Iswiidhan ka dib markii ay xiriir la yeesheen IS, waxaa Örebro ku nool saddex carruur ah iyo laba qof oo waaweyn oo ka mid ah dadka ku soo laabtey Iswiidhen.
574 episoder

Tất cả các tập
×Välkommen till Player FM
Player FM scannar webben för högkvalitativa podcasts för dig att njuta av nu direkt. Den är den bästa podcast-appen och den fungerar med Android, Iphone och webben. Bli medlem för att synka prenumerationer mellan enheter.