show episodes
 
Loading …
show series
 
Kooxda kubadda cagta AIK ee ka dhisan Solna, ayaa u digaysaa waalidiinta carruurtoodu u ciyaaraan naadiga. Safafka dheer ee loo galay goobaha codbixinta sannadkii hore, ayaan ahayn sababta ugu weyn ee keentay hoos u dhaca ku yimid codbixinta doorashada. Booliisku ayaa raadinayaan dambiilaha keligiis ah kadib markii xalay toogasho lagu dilay goob ba…
  continue reading
 
A round-up of the main headlines in Sweden on September 22nd, 2023. You can hear more reports on our homepage radiosweden.se, or in the app Sveriges Radio Play. Presenter: Dave Russell Producer: Michael WalshAv Sveriges Radio
  continue reading
 
Крым сегодня подвергся атаке крылатых ракет. Губернатор Севастополя Михаил Развожаев сообщил о том, что удар был нанесен по штабу Черноморского флота в Севастополе. Его здание было повреждено. Один военнослужащий погиб. А глава региона Сергей Аксенов дал информацию об отражении атаки средствами ПВО и о нескольких сбитых ракетах. Первые американские…
  continue reading
 
Haddii uu hirgalo sharciga ku saabsan ku soo wargelinta khasabka ah, degmada Göteborg ayaan wax tallaabo ah ka qaadi doonin shaqaalaha aan soo sheegin dadka sida sharci darrada ah ku jooga Iswiidhan. Waayeelka ka da'da weyn 75 sannadood waa in laga tallaalo fayruska RS.Waa boorin ka timid hayadda caafimaadka bulshada. Dhaqdhaqaaqa iyo tababarku wux…
  continue reading
 
With innocent people getting killed and relatives of criminals being targeted, we speak to police and young people in Uppsala about the situation. Plus, we've economic and political analysis of the Government's autumn budget. Presenters: Joshua Worth and Michael Walsh Producer: Kris BoswellAv Sveriges Radio
  continue reading
 
- Целый ряд украинских городов, в их числе столица Киев, подверглись сегодня ночью и утром российским атакам. Есть убитые и раненые. Совет безопасности ООН провел вчера вечером заседание, на котором слово было предоставлено и России, и Украине. Дания, Германия, Нидерланды и Чехия готовятся выделить 45 танков украинской обороне. Украинские власти на…
  continue reading
 
A round-up of the main headlines in Sweden on September 20th, 2023. You can hear more reports on our homepage radiosweden.se, or in the app Sveriges Radio Play. Presenter: Dave Russell Producer: Kris BoswellAv Sveriges Radio
  continue reading
 
Waxaa beryahan dambe la isla dhexmarayey warar sheegaya in dhallaanka dhigta dugsiyada xanaannada lagu baro macluumaad ku saabsan galmada. Adeegga xarummaha gargaarka degdegga ah ayaa qaata waqti dheer, sida ku cad tirakoobka hayadda hoggaanka bulshada. Magaalada Kiruna oo saaka ku waaberisatay magaalo cad oo baraf buuxiyey.…
  continue reading
 
, . Ракета, ударившая 6 сентября по территории рынка в Константиновке, могла быть украинской. НАТО увеличивает свое военное присутствие в Румынии, вдоль границы с Украиной. Арестованный в России журналист Wall Street Journal Эван Гершкович обжаловал свой арест. Важной целью украинского контрнаступления является город Мелитополь на юге Украины. Беже…
  continue reading
 
Siyaasigii Per Gahrton, kana mid ahaa aasaaseyaashii xisbiga cagaaran/doogga ee Miljöpartiet oo ku geeriyooday da'da 80 jir. Swedenoo weli ey rabshadihii ka socdaan iyo rabshado xaley ka dhacey goobo kala duwan. Daraasad lagu eegeyo hooyooyinka soomaaliyeed ee uurka leh ee ilmuhu caloosha kaga geeriyoodaan.…
  continue reading
 
. Россия ночью атаковала беспилотниками Львов, один человек тяжело ранен. Украинские войска прорвали линию обороны РФ в районе города Бахмут Донецкой области. НАТО усилило своё присутствие в Румынии на границе с Украиной. Введен запрет на полеты у границы вдоль Дуная. Президент Украины Зеленский выступит на сессии Генеральной Ассамблеи ООН и на зас…
  continue reading
 
Qiimaha karoonka Iswiidhan oo si aanu abid hoos ugu dhicin hoos ugu dhacay halka uu isniinta maanta gaadhay. Mgaalada Norrköping shaqaale ka hawlgala dugsi ku yaala magaalada ayaa laga shaqadalaga fariisiyay iyada oo lala xidhiidhinayo rabashado magaalada ka dhacay khamiistii. Hubanti la'aan cusub ayaa ka jirta ku biirida Nato ee Iswiidhan.…
  continue reading
 
Новая российская атака на Одессу. В минувшие выходные в порт Одессы прибыли два грузовых судна, чтобы загрузить украинское зерно, предназначенное на экспорт. Президент Украины Владимир Зеленский планирует посетить на этой неделе США. ЮНЕСКО внесла Софийский Собор, Киево-Печерскую Лавру и исторический центр Львова в список мирового наследия, находящ…
  continue reading
 
Toddobaadyadii ugu dambeeyey waxa dalkani Iswiidhen ka dhacay is xabadayn sababtay dhimashada 6 qof oo ka kala dhacay goobo kala duwan. Magaalada Säter waxaa hadda ka bilaabmaya mashruuc ay dhallinyaradu fursad u helayaan in ay ka qaybqaataan hoowlaha wakhtiga firaaqada ah la qabto iyo tartamo kala duwan. Tagitaanka dhakhtarka ilkuhu ayanan bilaash…
  continue reading
 
? Международный Уголовный суд открыл временное представительство в Киеве для расследования военных преступлений. ЕC испытывает большие сложности в выполнении своего обещания Украине о поставке миллиона артиллерийских гранат до марта будущего года. Россия высылает двух американских дипломатов. Украинские пилоты провели тренировочные полеты на шведск…
  continue reading
 
Shan qof oo Iswiidhish ah ayaa lagu xiray dalka Turkiga, waa sida uu qoray wargeeyska Expressen. Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa wargeyska u xaqiijisay. 20 sannadood oo ay ka soo wareegtay aftidii loo qaadey lacagta euroga oo maya loogu codeeyey. Nin mootanaa qiyaastii 10 000 oo sannadood oo shabihiisii dib loo soo dhisayo.…
  continue reading
 
Sweden's celebrating the golden jubilee of King Carl XVI Gustaf - with galas galore to mark his fifty years on the throne. We'll be hearing all about the man behind the crown! Our reporter Joshua Worth has been with locals in Fagersta in Västmanland this week and brings us the latest on the consequences there of the swine fever outbreak. And she wa…
  continue reading
 
A round-up of the main headlines in Sweden on September 14th, 2023. You can hear more reports on our homepage radiosweden.se, or in the app Sveriges Radio Play. Presenter: Michael Walsh Producer: Kris BoswellAv Sveriges Radio
  continue reading
 
: . Представитель украинской службы безопасности заявил, что в ходе вчерашней ракетной атаки на Севастополь была уничтожена одна российская подводная лодка и один десантный корабль. Путин отправится с визитом в Северную Корею. Автомобильное движение по Крымскому мосту закрыто. Без объяснения причин. Правительство Дании представило новый пакет помощ…
  continue reading
 
Dhowr taksiileyaal oo ka daalay duruufaha shaqo ee liita ee ka jira shirkadaha app-ka sida Uber iyo Bolt ayaa sameeystay app cusub. Rabshadihii ugu dambeeyey ee dhacdooyinkii dalka ka dhacay ayaa ah kuwo baaxaddooda wax loo dhigaa aaney jirin. Khadiija Maxamuud oo ku shaqeeysata xirfadda cunnakarinta ayaa ku tala bixisay sida ey qoysaska saboolka a…
  continue reading
 
Loading …

Snabbguide