Ee offentlig
[search 0]
Mer
Download the App!
show episodes
 
Loading …
show series
 
Xaalada amaan ee dalka Iswiidhen ayaa wali ah mid halis ah. Afar shirkadood oo kale oo Iswiidhish ah ayaa la sheegay in looga shakisan yahay inay iibiyeen waxyaabaha la isku qurxiyo, kuwaasoo ka kooban maadooyin khatar ah oo sharci darro ah. Waxaa haatan caddaatay in wadada E6 ee Stenungsund dib loogu furi doono isu socodka gaadiidka 5-ta bisha Jul…
  continue reading
 
Wiil 15 jir ah oo hubaysan isla markaana ku wajahnaa safaarada Israa'iil ayaa la xukumay, maxkamadda degmeda Nacka ayaa sidaa sheegtay. Baska SL ee ka hawl galo Stockholm ayaa lagu rasaaseeyay magaalada Värmdö ee dhacda bariga magaalada Stockholm. Inkastoo wasaaradda arrimaha dibadda ay kala talisay, ayaa haddane qaar badan qorsheynaya inay u safra…
  continue reading
 
Mark Rutte, ayaa si rasmi ah loogu doortay inuu noqdo xoghayaha cusub ee NATO. Hay'adda sadaalinta hawada ee magaceeda loo soo gaabiyo SMHI ayaa soo saartay digniin ku saabsan khatar sare ee ah dab in uu ka kici karo keymaha iyo dhulka. Waxaa dhasha carruur yar oo qaba cilladda Down syndrome-ka manta markii loo barbar dhigo 20 sano ka hor.…
  continue reading
 
Qiimaha cunnada ayaa ah mid si aad ah u kor ugu kacayo. Hanjabaadaha iyo tacaddiyada ka dhanka ah shaqaalaha asluubta iyo maxaabiista kale ayaa ku kordhay xaruunta daryeelka ama dhaqanceelinta dembiilayaasha ee Hall. Cilmi-baaraha Swedish-Iraniga ah, Ahmadreza Djalali ayaa maanta oo Arbaca ah ka bilaabaya mudaaharaad cuna-joojin ah gudaha xabsiga k…
  continue reading
 
Nin 20-meeyo jir ah ayaa 12 saacadood la haystay bishii Diseember waxaana loo geystay xadgudub. Caawa ayuu biloowanaya todobaadka Almedal, waa todobaaad oo tusaale ahaan, hogaamiyayaasha xisbiyada iyo madaxda kale ee bulshada ay isugu yimaadaan magaalada Visby ee gobolka Gotland. Wasiirrada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa hadda heshiis ku ga…
  continue reading
 
Xatooyada dukaannada lagu hayo oo kor u kacday boqolkii ba 20, marka loo barbardhigo sannadkii 2021. Ciyaaraha kombiyuutarrada iyo isticmaalka aaladaha bulshada iyo natiijada iskuullada oo hooseeya ayaa isku leh saameeyn muuqata. Isticmaalka iswiidhishka ee cusbada oo aad uga sarreeya xadka maalintii loo baahan yahay in la isticmaalo oo ah 8 garaam…
  continue reading
 
Wiil 16 jir ah oo uu ku dhacay xukun iskuday dil, kadib toogasho nofember 2023 ka dhacday tabakaayo ku taalla Göteborg. Shirkadda jarmalka ee LIdl ayaa doonaysa iney Sweden ka furto boqol dukaan oo cusub.TT. Qoys ku dhaqan degmada Solna ayaa lagu ganaaxey 45 000 oo karoon, kadib markay carruurtooda geeyeen iskuul ku yaalla dalka Taayland, inkastoo …
  continue reading
 
Maxkamadda racfaanka ayaa adkeeysay xukunno horey loogu ridey afar qof. Shaashadda Tiktok ayaa xirtay bogaggii sirta ahaa ee xisbiga Sverigedemokraterna uu ku lahaa. Waddammo dhowr ah ayaa casriyeeyneya keydadkooda hubka nukliyeerka, sida ku cad warbixinta machadka iswiidhishka ee baarista nabadda ee loo soo gaabiyo Sipri.…
  continue reading
 
Suuqa shaqada ayaa la filayaa inuu sii wiiqmo 2024. Shabakadaha dembiileyaasha Sweden ayaa ah khatarta u ah dunuubtaugu waaweyn ee ka dhaca waqooyiga dalka Norway. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa soo jeediyey in carruurtada'doodu u dhexeeyso 6 illaa 9 sannadood in loo loo ogolado iney qeyb ka noqdaan goobaha firaqada iskuulka dabadii. Carl Bengtstr…
  continue reading
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wakaaladda canshuuraha iyo diiwaangelinta oo wax ka bedeli doonta nidaamkeeda diiwaangelinta. Boliiska oo hoos u dhigay baaristii shilkii ey ku geeriyoodeen laba waayeel oo ka dhacay dekedda nawaaxiga Furusund magaalada Stockholm ee jasiirradaha skärgård. David Lång oo ka tirsan xisbiga Sverigedemokraterna ayaa k…
  continue reading
 
Subaxnimadii saaka ayuu booliisku faaruqiyay xero teendho ah oo ku taal jardiinada Lundagård, halkaas oo mudaaharaad ka dhan ah Israa'iil uu ka socday tan iyo 16-kii May. Tan iyo markay shirkadda SJ la wareegtay maamulka tareennada dusha mara ee gobolka Stockholm, kalsoonidu aad ayay u korodhay, sida uu qoray wargeeyska Dagens Nyheter.…
  continue reading
 
Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson ayaa X ku qoray in Sweden iyo Midowga Yurub ay filayaan in Israa'iil ay hakiso duulaanka Rafah si loo badbaadiyo dadka rayidka ah Lorena Delgado Varas oo ah xubin ka tirsan xisbiga Bidixda ee baarlamaanka ma xidhato shaalka falastiiniyiin marka ay ka doodayso aqalka Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa shaqada ka ceyriy…
  continue reading
 
Labo dumar ah ayaa lagu xiray dalka Mareykanka, kuwaas oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen dil. Isbeddelka cimiladu waxay keentaa xilliyada xasaasiyadda oo is beddela, taas oo ku adkeynaysa dadka xasaasiyadda faxalka iyo neefta qaba. Anders Persson, oo bare ka ah cilmiga siyaasadda ee jaamacadda Linnaeus oo diiradda saaraya Israa'iil iyo…
  continue reading
 
Markhaati lagu xukumay xabsi daa'in, tignoolajiyada cusub iyo raadadka DNA-ga ayaa daaha ka feyday. Sweden waxa laga bilaabay wax loogu yeedho golaha wax-akhriska cusub ee Sweden. Shantii sano ee la soo dhaafay, 3,3 bilyan oo karoon ayaa lagu bixiyay magdhowga caymiska ee la xidhiidha arrimaha burburka dabiiciga ah ee soo gaadhay 50,000 guri.…
  continue reading
 
Qofkii bas ku raaceeyaa maanta gaariga lugaha leh ee dhallaanka lagu kaxeeysto, waayeelka ee magaalada Stockholm ayaan u baahneyn iney lacag bixiyaan. Hase yeeshee uu isbedel ku dhici doonaa. Xulka qaranka Jekiyen ayaa ciyaarta xigta lakulmi doona xulka xulka dhiggooda Sweden ciyaarta xeegada barafka. Isniintii ayaa toogasho lagu diley nin xaafadda…
  continue reading
 
Ubaxa lagu magacaabo majblommor ayaa sannadka rikoor cusub jebiyey oo la iibiyey 90 malyan oo karoon. Cilmi-baaris cusub oo lagu sameeyey Sweden ayaa lagu ogaadey inaanu qofku ka caafimaad badneyn haddii uu ku guuleeysto bakhtiyaanasiib ama uu lacag badan ku helo degdeg. Markii ugu horreeysay sannad iyo bar ayuu hoos u dhacay, hoos u dhicii iibsiga…
  continue reading
 
Loading …

Snabbguide