Somali offentlig
[search 0]
Mer
Download the App!
show episodes
 
Loading …
show series
 
Sicir bararka dalka Iswiidhan ee bishii Disembar ayaa ahaa 1.5 boqolkiiba. Waxaa maanta bilowday maxkamadeynta Salwan Momika iyo Salwan Najem oo lagu eedeeyay in ay kicinayeen dad gaar ah. Waalidiinta Iswiidhishka ayaa wakhti ka yar ku bixiyay daryeelka la joogitaanka carruurtooda xanuunsan ama waxaa afka Iswiidhishka loogu yeero vab sanadkii hore …
  continue reading
 
Ururka Bris ayaa wadar ahaan ey soo gaareen xiriiro dhan 3,310 intii lagu guda jiray fasaxii kirismaska. Nin ka shaqeynayay daryeelka wayeelka ee magaalada Uppsala ayaa lagu xukumay sideed sannadood oo xarig ah. Sannadkii hore, ku dhawaad 117,000 oo bisadood ayaa ka diiwaan gashanaa diiwaanka bisadaha ee wakaaladda beeraha Iswiidhen.…
  continue reading
 
Waxaa maanta wali sii socda dhibaatooyinka ka jira isu socodka ee tareennada mara degmeda Laxå. Sagaal ka mid ah tobankii dhakhtar ee dibadda wax ku soo bartay ayaa ku dhacay imtixaanka lagu helo shatiga dhaktarnimada iswiidhen ee la qaaday bishii nofeembar. 14 qof oo kala bar ka mid ahi ay caruur ahaayeen, ayaa loo qaaday cisbitaalka ka dib markii…
  continue reading
 
Ra'iisul wasaare ku xigeenka Ebba Busch ayaa tirtirtay qoraal ay soo dhigtay barta Instagram-ka halkaas oo ay ku qortay in dhibbanaha dambiga loo geeystay uu hadda u marag furi karo si qarsoodi ah. Tirada diiwaan gelinta cusb ee gawaarida rakaabka ee sannadkii 2024 ayaa ku dhamaatay heerkii ugu hooseeyay muddo toban sano ah. Tareennada u kala goosh…
  continue reading
 
Idaacada Iswiidhan boqol jirsatay, barnaamijkii ugu horeeyey ee baxana waxaa la sii daayey 1dii Jannaayo sannadkii 1925. Buundada dhexmarta Iswiidhen iyo Denmark ee Öresund oo rikoor cusub qortay ka dib markii dadka iskaga kala goosha labada waddan ay xad dhaafeen. Sannadka cusub ayaa la filayaa in cimiladu noqoto mid wadata dabayllo qaybo badan oo…
  continue reading
 
Sannadkan sii dhamaanaya ee 2024-ta ayaa 42 qof kugeeriyooday goobaha shaqada sida lagu sheegay warbixin la soo saaray. Kadib markii sharciyo dhowr ah la bedelay, dalka Iswiidhan dad badan oo dambiyo lagu soo oogay, ayaa dalka laga saara marka ay dhameystaan xukunkooda. Xilliga dayrta, lacagaha la siiyo hay'adaha samafalka ee Iswiidhishka ayaa kord…
  continue reading
 
Wiil 14-sano jir ah ayaa looga shakisan yahay inuu ka dambeeyay qarax xalay ka dhacay xaafada Rosengård ee Malmö. Tirada qoysaska qaata kaalmada kirada guryaha ayaa hoos u dhacday 21% sida ay sheegtay qasnada caymiska ee Försäkringskassan. Xisbiga Kristdemokraterna ayaa badalay go'aankoodii hore ee la xirriiray buundada baramoosida ee dugsiyada hoo…
  continue reading
 
Nin 20-meeyo jir ah ayaa fiidnimadii khamiista lagu toogtay garaash ku yaala magaalada Norrköping. Baarayaasha xukuumadda ayaa soo jeediyeen, in dukaamada raashinka iyo farmashiyeyaasha ay ku qasbanaadaan inay qaataan lacagaha caddaanka ah. Shan walaalo ah oo lagu xukumay khiyaamo ku sabsan lacagha lagu qaato caawinaadaha daryeelka.…
  continue reading
 
Maxkamada degmada Södertälje ayaa maanta xukun xabsi daain ah ku riday nin dilay labo caruur ah oo uu dhalay. Maanta ayaa shan dhallinyaro ah lagu soo oogay dacwad ah inay ku lug lahaayeen dilka Mikael oo 39 jir ahaa, kaas oo gugii la soo dhaafay lagu toogtay xilli uu marayey waddo ku taalla xaafadda Skärholmen. Tirada carruurta ku dhaawacantay baa…
  continue reading
 
Iskuulka Islamiska ee ku yaalla magaalada Växjö oo maanta ay soo wajahday hanjabaad. Nin iyo naag 20-meeyo jir ah ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay burburin dadweye iyo ku xad gudubka sharciga walxaha qarxa. Iskuulaadku waa iney ka helaan laamaha adeegga bulshada, boliiska iyo iskuulaadka kaleba macluumaadka ku saabsan ardeyda k…
  continue reading
 
Shalay ayaa qof loo xiray tuhun dil ah kadib markii haweeney dhaawac ah lagu arkay meel banaan ah ee nawaaxiga Märsta fiidnimadii axaddii. Haweeney 30-meeyo jir ah oo xalay ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Växjö ayaa geeriyootay. Shantii kalkaaliso caafimaad mid ka mid ah ee qalinjabisay intii u dhaxaysay sannadahii 2020 ilaa 2022 ayaa…
  continue reading
 
Haweeney 30 jir ah ayaa fiidnimadii axaddii laga helay nawaaxiga Märsta ee waqooyiga magaalada Stockholm iyadoo dhaawac xun loo geeystay. Nin 74 jir ah ayaa lagu xukumay xabsi daain, ka dib markuu sannadkii 1995-tii dil ugu geeystay magaalada Linköping haweeney uu xiriir kala dhaxeeyay wakhtigaa. Sigaar cabidda oo sii yaraanaysaa, halka isticmaalka…
  continue reading
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Tuhunkii la xirriiray kufsiga ee lagu soo eedeyey ciyaaryahanka kubada cagta ee Kylian Mbappé oo la baa bi'iyey. Sicir bararka ayaa bishii Nofeembar kor u kacay 1.8 boqolkiiba marka loo eego cabbirka hey'adda KPIF, sida lagu sheegay warsaxaafdeed ka soo baxay laanta tirakoobka ee SCB. Saddex qof ayaa xabsi dheer …
  continue reading
 
Booliska ayaa nin ayaa nin ka soo xiray bannaanka guriga ay degan tahay amiiradda Victoria. Nin 40 jir ah oo loo aqoonsaday inuu yahay xubin sare oo ka tirsan shabakada dambiilayaasha ee loogu yeero Foxtrot kaas oo ku xirna dalka Seerbiya ayaa talaadadii gacanta loo soo geliyay Iswiidhen. Afar qof oo dadoodu u dhaxayso 16 ilaa 21 sano ayay boolisku…
  continue reading
 
Loading …

Snabbguide

Lyssna på det här programmet medan du utforskar
Spela