show episodes
 
S
Sagorna

1
Sagorna

Radio AF

Unsubscribe
Unsubscribe
En gång i månaden
 
Ett sagoprogram med nyskrivna sagor som berör allt mellan himmel och jord, på ett mysigt och lättsmält allmänbildande sätt! Sänds torsdagar jämna veckor klockan 20.00 - 21.00 på Radio AF 99,1 - www.radioaf.se
 
Lokaljournalistik när den är som bäst och mest utflippad. Bevakarna synar de mest triviala och banala händelserna och gör rubriker av ingenting. Krönikor, sport, väder, ALLT finns med. Av och med; Frida Anund, Frida Tranvik, Erik Norberg och Erik Adell. Sänds på Radio AF 99,1 - Lunds studentradio
 
R
Radiorepubliken

1
Radiorepubliken

Radio AF

Unsubscribe
Unsubscribe
En gång i månaden
 
Radiorepubliken är världens nyaste och fräschaste land som styrs genom demokratisk despotism. Har du också tröttnat på byråkrat-Sverige? Det enda som krävs för att du ska få medborgarskap är att du lyssnar på oss! Vi gör klassiskt syrlig satir, blandat med absurdism. Du hör ditt nya land förkunna sina ord på ONSDAGAR 16.00 i Radio AF 99,1 - www.radioaf.se - Regeringen består av: Niklas Linderoth, Erik Adell och Jakob Green Werkmäster.
 
L
LavePANG

1
LavePANG

Radio AF

Unsubscribe
Unsubscribe
Dagligen+
 
LavePANG är programmet där vi löser alla dina problem, funderingar och tömmer dig på skit. Allt ifrån konstig skäggväxt till krångliga relationer, inget är för stort, för smått, för smart eller för dumt. Låt oss lösa!
 
Ett kul program om ibland världsomstörtande, ibland helt ovidkommande, men alltid våldsamt intressanta bråk, fejder, strider, kamper, fighter, fejder, duster, krig, tvister, osämjor, schismer, kiv, gruff, råkurr, handgemäng, konflikter, slitningar, bataljer, handgripligheter, holmgångar, drabbningar, dispyter och (förstås) slagsmål! Som dina tränare i ringhörnorna finnes Jakob Green Werkmäster, Niklas Linderoth och Erik Adell.
 
S
Sommardebatt

1
Sommardebatt

Sveriges Radio

Unsubscribe
Unsubscribe
En gång i månaden
 
Sidan uppdateras inte. En arena för meningsutbyten med kulturell, ideologisk och samtida botten. Programmet sänds åtta lördagar under sommaren i P1 och programledare är Louise Epstein och Henrik Torehammar. Ansvarig utgivare: Daniel af Klintberg
 
Loading …
show series
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wasiiradda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa hadda ka wada hadlaya dagaalka ka socda Ukraine, balse shirkan ayaa waxaa hareeyay goaanka cunaqabateynta lagu saarayo Ruushka, Ciidanka cirka ee Iswiidhen ayaa soo bandigaya dhoolatusyo, xagga cirka iyo warar kaleAv Sveriges Radio
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbigga Kristdemokraterna ayaa sheegey in ay san qaadaci doonin raadiyaha Iswiidhan, kadib markii xisbigu la shirey howlwadeenada radiyaha Iswiidhen, ayuu xisbigu shaaciyey arinkan mar uu waraysi ay siisay Ekot, Paludan oo ogolaansho ka helay boliiska si uu baanbaxyo ugu qabto degmadda Örebro iyo warar kale.…
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sweden ayaa maanta la saxiixatay heshiis is kaashi Boqortooyada Ingiriiska, Ra'iisul Wasaaraha Iswiiden Magdalena Andersson ayaa shir jaraid oo ay laqabatey dhigeeda raisul wasaaraha Ingriiska Boris Johnson,Rasmus Paludan uu khamiista berito ah ku qaban doonaa bannaanbax kadib markii uu ciidanka ammaanku ogolaada…
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dowladda Sweden ayaa goaamisay in lacago gunnooyin ah lagu kabto dadka shaqadda ugu safra gawaaridooda, dad aad u yar ayaa caawinaad ka raadsaday waaxda degdega ah ee dhimirka intii lagu guda jiro xilligii kroonaha 2020 iyo 2021 iyo warak kale kala soco boggeenaAv Sveriges Radio
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbiga Miljöpartiet ayaa la musharixiin uga qeyb gesha doorashooyinka degmooyinka dalka, Hayadda qaabishan duruufaha shaqada iyo shaqaalaha ee Arbetsmiljöverket ee Iswiidhan ayaa xirtey baaritaankii warbixinnada ay hayaddu heshay ka dib rabshadihii todobaadka Easter-k iyo warar kale…
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hogaamiyaha xisbiga Libaraalka Johan Pehrson ayaa faallo ka bixisay hadal ka soo yeedhay hogaamiyaha xisbiga Christian Democrats Ebba Busch sabtidii mar ay wareysi bixineysey,Boliiska dalka Sweden ayaa xiray labo qof oo lala xiriirinayo rabshadihii ka dhacay magaalooyinka Norrköping iyo Linköping usbuucii Easterk…
 
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Degmadda Trollhättan ayaa joojin doonta in calanka Ukraine laga suro bannaanka xarunta dowladda hoose, Siyaasiga Xagjirka ah Rasmus Paludan ayaa racfaan ka qaatay go'aanka ay booliska gobolka galbeed ku diideen codsigiisa ku aadan inuu shir guud uu ku qabto magaaalada Borås maalinimada Jimcaha ah iyo warar kale…
 
Hogaamiyaha xisbiga KD oo dhaleecayn u soo gudbisay booliska iyo warar kale. Sixitaan: Warkan oo aan siideyney 22kii bishii April erayga Iswiidhishka ee "Islamister" oo ay hogaamiyaha Kristen Demokraterna Ebba Busch ay hadalkeeda ku xustay waxaa loo tarjumay sidan "dadka isticmaala Islamka si ay dembiyo u sameyaan".Turjumistaas oo khalad ah , sidaa…
 
Loading …

Snabbguide

Upphovsrätt 2022 | Sitemap | Integritetspolicy | Användarvillkor
Google login Twitter login Classic login