Radio Sweden Somali Raadiyaha Iswiidhen offentlig
[search 0]
Mer
Download the App!
show episodes
 
Loading …
show series
 
Nin 30-meeyo jir ah oo meydkiisa fiidnimadii arbacadii shalay laga heley meel dibadda ah magaalada Katrineholm. Ku dhowaad shan daloolow meel cunnada caalamka laga soo saaro ayaa sannad walba la xooraa, halka dad ka badan 780 malyan aaney heysan cunno ku filan. Dacwad laga gudbiyay shirkadda iswiidhishka ee tubaakada - Swedish Match iyo shirkadda i…
  continue reading
 
Marka uu bilowdo tartanka is-reereebka horyaalka Sweden ee ragga sabtidan foodda innagu soo haysa ayaa 224 taageereyaal laga mamnuucay garoommada. Inta lagu guda-jiro ciidulfuska (påsk) ayay hawadu ku bilaaban doontaa roob dhanka koonfurta iyo baraf ka da'a nawaaxiga waqooyi. Magaalada Uppsala ayaa loo qabtay nin25-meeyo jir ah kadib toogasho ka dh…
  continue reading
 
Dabayaaqada sanadkan, ayaa booliiska loo ogolaan doonaa in ay bilaabaan isticmaalka 'rasaasta' nooca caaga ah, kuwaas oo lagu ridi kari doono shakhsiyaadka handadaada wada kolka ay dadka isugu soo baxaan. In badan oo iswiidhish ah ayaa isku arka inay la kulmaan cimilo aad u daran nolol maalmeedkooda, sida lagu sheegay sahan la sameeyay. Wiil 19-san…
  continue reading
 
Joogsigii ama hakadkii dheeraa ee gawaarida oo ka dhacay wadada E22 ee gobolka Skåne bishii Janaayo ayaa ahaa mid laga hortagi karay. Sababo la xiriira ukumaha oo ku yar dalka Iswiidhen, ayaa ku dhawaad 18 boqolkiiba ukunta laga soo dhoofiyaa dalal kale, sida uu qabo ururka warshadaha ukunta ee Svenska ägg. Tafatiraha wargeeyska Expresen Klas Grans…
  continue reading
 
Haweeney 40 jir ah oo meeydkeeda laga heley fiidnimadii shalay guri ku yaalla farasmagaalaha Linköping - ayaa loo qabtay nin lagu tuhusan yahay faldembiyeed dil. Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa dheereeyey wakhtigii taageerada gunnada ee kirooyinka qoysaska ilmaha leh. Waxaahoos u dhacday tirada Iswiidhishka ku nool gunnooyinka dhaqa…
  continue reading
 
Lagama helin wax maadooyinka qarxa ah duleelka markabkii rakaabka ee khalfoofkii Estoniya. Shirkadda farmashiyada ee lagu magacaabo Hjärtat ayaa dejisay nidaam inaan laga iibin karin alaabooyinka maqaarka lagu daryeelo wixii 15 sannadood ka yar. Gobolka Västerbotten ayay malyuunaad lacag ahi u baaqdeen markuu kafee bilaash ah u soo rogay shaqaalihi…
  continue reading
 
Shirkadaha iswiidhishka ayaa sannadkii 2023 u gudbiyey heyadda yuribiyaanka ee ku shaqada leh, codsiyo xuquuqda dhowrista hindisaha. Si loo soo jiito shaqaale ka howlgala goobaha daryeelka waayeelka ee Skellefteå ayaa loo ballan qaaday kaalmo dhaqaale oo ey ku qaadan karaan leysinka darawalnimo. Laba sannadood ayaa ka soo wareegtey markii lagu dhaw…
  continue reading
 
Koox ka kooban 35 qof ayaa wax kaga cunay oo kaga cabbey lacag gaarsiisan 82,000 karoon maqaayad balse aanan bixin lacagtii. Wiil 16 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu dilay wiil 15 jir ah, dilkaasi oo ka dhacay magaalada. Kooxda u dhaqdhaqaaqda arrimaha cimilada ee loo yaqaan Friday for Future ayaa mudaaharaad ka hor sameeyey intuu uu socda…
  continue reading
 
Heyadda taageerada ee Sida ayaa go'aan ku gaartay inay dib u biloowdo taageeradii ururka qaxootiga falastiiniyiinta ee UNRWA. Heyadda saadaalinta hawada SMHI ayaa bixisay digniinta jaallaha baraf xooggan iyo dabeeylo oo ka dhici doona gobollada Stockholm iyo Uppsala sabtida iyo axadda. Nin 19-jir ah ayaa rummaanka loo dhigey tuhun looga qabo dilkii…
  continue reading
 
Diyaaradaha dagaalka F17 ee ka soo duulayay garoonka Kallinge ee gobolka Blekinge, ayaa soo gabagabeeyay howlgalkii ugu horeeyay ee Iswidhan oo xubin ka ah NATO. Greta Thunberg oo ay weheliyaan dad kale oo u dhaqdhaqaaqa cimilada, ayaa xannibay jidadka soo gala baarlamaanka. Waxaa jira farqi xooggan oo u dhexeeya qiimaha tallaallada TBE ee u dhexee…
  continue reading
 
Madaxda maamullada waaxaha baarlamanka ayaa la siin doono aqoonkororsi la xiriira muqaadaraadka iyo masuuliyadda bii'ada shaqo. Tartanka heesaha hirgaley ee Yurub ayey sannadka u meteli doonaan fannaaniin u dhashay dalka Noorwey. Ciidanka ammaanka ayaa baaris ku haya faldembiyeedyo la xiriira dil iyo meel kaga dhac meyd oo ka dhacay nawaaxiga Värmd…
  continue reading
 
Xasaasiyada geedaha laga qaado ee xiliga gu'ga ama pollen ayaa sannadkan la saadaaliyaya in uu noqon doono mid ka khafiifsan kii sanadkii hore. Bariga Dhexe ayaa ahaa suuqa ugu kobaca badan dhoofinta ee shirkadaha Iswiidhusku sameeyeen sannadkii hore. Dhibaatada ka jirta gelitaanka adeegga sanduuqa boostada dhijitaalka ah ee Kivra ayaa wali barteed…
  continue reading
 
Qiimaha cunnada ayaa ku socdo koror heerka ugu deg dega badan muddo sannad ku dhawaad. Norway ayaa guul ka gaadhay sanadkan tartanka ee Vasalopp, oo sanadkan 100 jirsaday. Xiddiga usha ku booda ee Armand Duplantis ayaa sidii la filayey ku guuleystay biladda dahabka ee ciyaaraha gudaha adduunka ee ka socda Glasgow. Andreas Kramer ayaa shalay ku guul…
  continue reading
 
Dugsi hoose dhexe oo ku yaalla Skövde ayaa maanta loo xiray sababa la xiriira calool xanuun ku yimid ardayda iyo shaqaalaha. Nin ayaa loo xiray tuhuno kharibaad ah ka dib markii uu dab ka kaciyay godka tareenka maro ee garoonka diyaaradaha Arlanda. 143 bisad-duureed ayaa laga yaabaa in la toogto marka ugaarsiga shatiga uu bilaabmo maanta oo Jimca a…
  continue reading
 
Cisbitaalka Jaamacadda Karolinska ayaa noqdey cisbitaalka toddobaad ee ugu wanaagsan adduunka. Gabadh 15 jir ah oo askari candhuuf ku tuftay ayaa lagu xukumay 30 maalmood oo ganaax ah iyo 8000 oo karoon. Nin saddex jeer galay gegida diyaaradah Arlanda oo la xukumay. Maalintii arbacada tukamada ICA iyo Apotek Hjärta suurtogal may ahayn in card wax l…
  continue reading
 
Gobolka Östergötland ayaa ku wargeliyay 900 oo qof in shaqada laga joojinayo, sida ay sheegtay laanta idaacadda ee P4 Östergötland. Tirada magangelyo-doonka ee Midowga Yurub ayaa kordhay sannadkii hore, sidaa ayaa muujinaysa warbixin sannadeed cusub. Sannadkii hore, ku dhawaad 100,000 oo carruur ah ayaa muddo ka badan sugay baaritaanka cilmu-nafsig…
  continue reading
 
Maanta ayay bilaabatay maxkamadeynta dilkii loo geystay hooya hogaamiye kooxeed ka tirsanaa shabakada Foxtrot dayrtii hore. Tan iyo markii sharciga cusub ee dhageysiga taleefoonada uu dhaqan galay 1-da Oktoobar ee sanadkii hore, in ka badan 30 qof ayaa la xiray. Maamulka dawladda Danmark ayaa go'aan ku gaaray inuu xiro baaristii qaraxyadii ka dhaca…
  continue reading
 
Hungary ayaa Sweden ka iibsanaysa afar diyaaradood oo nooca JAS Gripen ah. Labo nin ayaa lagu xukumay xabsi daa'in, kadib markii lagu helay dambi ah inay dil u geysteen aabe 39 jir ah. Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa deg deg u baadhi doona in mar kale loo ogolaan doono in Sweden in laga soo saaro macdanta Yuraaniyaamka. Faafida Covi…
  continue reading
 
Loading …

Snabbguide