The intent of this show is to engage with all types of people and build an understanding that anyone who has any kind of success has achieved that success because they are creative thinkers. So whether you are an artist, a cook, a bottle washer, or an award-winning journalist, everyone has something to contribute to the human conversation.
…
continue reading
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
Every week, we sit down with an acclaimed and venerable songwriter to intimately discuss what happens behind closed doors in the music industry. There are millions of singers, thousands of artists, and only 40 top songs per genre at a time... this podcast is about the people who make them. Produced by Joe London & Ross Golan in association with Big Deal Music & Mega House Music. And The Writer Is... ™ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
…
continue reading
1
Tony Aghazarian: A Technologist Built to Think Differently
57:34
57:34
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
57:34
Send us a Text Message. In this episode, we sit down with Tony Aghazarian, co-founder of Lighthouse Insight, who shares his unique journey from a diverse upbringing in Pinole, California, to an influential career in tech. Tony’s story is a testament to how a challenging childhood filled with diverse perspectives can ignite adaptability and a deep u…
…
continue reading
Rajo aan wanaagsaney oo laga muujiyey khilaafka u dhexeeya garabyada ururrada shaqaalaha caafimaadka iyo shaqo bixiyeyaasha. Maamulka boliiska Örebro oo u mahadceliyey bulshada. Afar nin oo loo qabtay isku day dil.Av Sveriges Radio
…
continue reading
1
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
2:37
2:37
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:37
Xatooyada dukaannada lagu hayo oo kor u kacday boqolkii ba 20, marka loo barbardhigo sannadkii 2021. Ciyaaraha kombiyuutarrada iyo isticmaalka aaladaha bulshada iyo natiijada iskuullada oo hooseeya ayaa isku leh saameeyn muuqata. Isticmaalka iswiidhishka ee cusbada oo aad uga sarreeya xadka maalintii loo baahan yahay in la isticmaalo oo ah 8 garaam…
…
continue reading
1
Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
2:31
2:31
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:31
Wiil 16 jir ah oo uu ku dhacay xukun iskuday dil, kadib toogasho nofember 2023 ka dhacday tabakaayo ku taalla Göteborg. Shirkadda jarmalka ee LIdl ayaa doonaysa iney Sweden ka furto boqol dukaan oo cusub.TT. Qoys ku dhaqan degmada Solna ayaa lagu ganaaxey 45 000 oo karoon, kadib markay carruurtooda geeyeen iskuul ku yaalla dalka Taayland, inkastoo …
…
continue reading
1
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
2:29
2:29
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:29
Maxkamadda racfaanka ayaa adkeeysay xukunno horey loogu ridey afar qof. Shaashadda Tiktok ayaa xirtay bogaggii sirta ahaa ee xisbiga Sverigedemokraterna uu ku lahaa. Waddammo dhowr ah ayaa casriyeeyneya keydadkooda hubka nukliyeerka, sida ku cad warbixinta machadka iswiidhishka ee baarista nabadda ee loo soo gaabiyo Sipri.…
…
continue reading
1
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
1:46
1:46
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
1:46
dibadaha loo dhoofiyo ee ka yimaada dembiyada abaabulan oo sii kordhaya. Danjire matala dalka Ciraaq oo khamiistii looga yeerey wasaaradda arrimmaha dibadda Swden. Dadka dhiigga yabooga oo tiradoodu hoos u dhacdey.Av Sveriges Radio
…
continue reading
1
Tony Aghazarian:A Technologist Built to Think Differently: Trailer
0:53
0:53
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
0:53
Send us a Text Message. www.slightlyprod.comAv Slightly Disappointed Productions
…
continue reading
1
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
2:34
2:34
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:34
Labo nin oo Swedish ah ayaa la sheegay in lagu xukumay dil dalka Ciraaq. Iskuul ku yaal Malmö ayaa jabiyay sharciga takoorka. Barasaabka gobolka Kronoberg Maria Arnholm ayaa sheegtay in ay xog khaldan ku siisey warbaahinta. Hayada saadasha cimilada ee SMHI ayaa digniin jaale ah ka soo saartay roobab mahiigaan.…
…
continue reading
1
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
2:40
2:40
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:40
Suuqa shaqada ayaa la filayaa inuu sii wiiqmo 2024. Shabakadaha dembiileyaasha Sweden ayaa ah khatarta u ah dunuubtaugu waaweyn ee ka dhaca waqooyiga dalka Norway. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa soo jeediyey in carruurtada'doodu u dhexeeyso 6 illaa 9 sannadood in loo loo ogolado iney qeyb ka noqdaan goobaha firaqada iskuulka dabadii. Carl Bengtstr…
…
continue reading
1
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
2:54
2:54
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:54
David lång oo ka tagay xilka xubinimada barlamaanka Iswiidhen. Xeer ilaaliye lagu soo oogay dacwad. Tirada wicitaanada Xarunta Macluumaadka Sunta ee ku saabsan curiyaha naytrojiin oxid NO2 ama lustgas oo kordhay. Tan iyo intii boolisku hirgaliyey aaga amaanka ee xaafada Hageby ayay qabteen maandooriye.…
…
continue reading
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wakaaladda canshuuraha iyo diiwaangelinta oo wax ka bedeli doonta nidaamkeeda diiwaangelinta. Boliiska oo hoos u dhigay baaristii shilkii ey ku geeriyoodeen laba waayeel oo ka dhacay dekedda nawaaxiga Furusund magaalada Stockholm ee jasiirradaha skärgård. David Lång oo ka tirsan xisbiga Sverigedemokraterna ayaa k…
…
continue reading
Today's guest is a multi-faceted songwriter who is as versatile as she is accomplished. Topping charts from multiple genres, this writer’s vocal chops are brilliantly unique. Her songwriting wisdom is unparalleled. She’s written with huge names from just about every genre — Drake, Miley Cyrus, Harry Styles, Kasey Musgraves, David Guetta, Nas, Panic…
…
continue reading
1
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
2:23
2:23
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:23
Labo qof ayaa loo xidhay ka dib dilkii fanaankii rap-ka ee Gambelo. Shirkada tareenada SJ oo soo bandhigtey 200,000 tigidh xiliga xagaaga. Masraxa tiyaatarka kunguliga Opera oo lagu ganaaxay 3 milyan oo karoon oo ganaax ah. Diyaaradaha ciidamada Iswiidhen oo Gaashaanbuurta Nato la sameeyneya hawlagalo.…
…
continue reading
1
Cheryl Casebeer: Thank you for your Foreign Service!
43:18
43:18
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
43:18
Send us a Text Message. **Content Warning: This podcast contains discussions of genocide and violence and may not be appropriate for some listeners. What happens when someone with a passion for languages and cultures grows up to become a diplomatic problem-solver? Meet Cheryl Casebeer, or Casey as her friends call her, a seasoned diplomat from the …
…
continue reading
1
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
2:33
2:33
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:33
10 qof oo dhaawac ka soo gaadhay ka dib markii gaadhiga ardaydu saarnayeen gidaarkiisu jabay. Nin rumaan la dhigay oo lagu tuhunsan yahay argagixisinimo. Qasriga boqorka oo joojiyey xafladii lagu qaban jirey qasriga. Will 22 jir ah oo lagu xukumay xabsi daa'in.Av Sveriges Radio
…
continue reading
19 jir ayay maxkamadda degmada Ystad ugu xukuntay xukun xabsi daa'in ah dil uu geeystay. Ninkan ayaan qiran dembiga. Goobaha lagu dabaasho dalka ee biyahooduna tayada leeyihiin ayey tiradoodu kor u kacdey. Heyadaha oo aan ku wanaagsaneyn iney xaqiijiyaan aqoonsiga qof Sweden safar ku yimaada.Av Sveriges Radio
…
continue reading
1
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
2:16
2:16
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:16
Will 17 jir ah ayaa lagu soo oogay tuhun dacwad la xidhiidha inuu laba habeen gudahood ku dilay saddex qof. Iskuul ku yaala Nörkopping oo loo xidhay sababo la xidhiidha cimilada. 13 000 oo kalkaaliye caafimaad ah ayaa xirfadda shaqada isaga tagay sababo la xidhiidha galdaloollo dhanka deegaanka shaqada.…
…
continue reading
1
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
2:22
2:22
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:22
Ergeyga dalka Iran ee Sweden oo beenisey wararka sheegaya in Iran qorato dad rabshado ka sameeya Sweden. Tirada dadka ku xidhan xabsiyada oo korodhay sanadihii 2022-2023. Heyadda SMHI oo ka digaysa roobab iyo onkod deegannada Västergotland iyo Jönkoping.Av Sveriges Radio
…
continue reading
1
Cheryl Casebeer: Thank you for your Foreign Service! Trailer
0:38
0:38
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
0:38
Send us a Text Message. www.slightlyprod.comAv Slightly Disappointed Productions
…
continue reading
1
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
2:50
2:50
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:50
Subaxnimadii saaka ayuu booliisku faaruqiyay xero teendho ah oo ku taal jardiinada Lundagård, halkaas oo mudaaharaad ka dhan ah Israa'iil uu ka socday tan iyo 16-kii May. Tan iyo markay shirkadda SJ la wareegtay maamulka tareennada dusha mara ee gobolka Stockholm, kalsoonidu aad ayay u korodhay, sida uu qoray wargeeyska Dagens Nyheter.…
…
continue reading
1
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
2:05
2:05
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:05
Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson ayaa X ku qoray in Sweden iyo Midowga Yurub ay filayaan in Israa'iil ay hakiso duulaanka Rafah si loo badbaadiyo dadka rayidka ah Lorena Delgado Varas oo ah xubin ka tirsan xisbiga Bidixda ee baarlamaanka ma xidhato shaalka falastiiniyiin marka ay ka doodayso aqalka Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa shaqada ka ceyriy…
…
continue reading
1
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
3:04
3:04
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
3:04
Labo dumar ah ayaa lagu xiray dalka Mareykanka, kuwaas oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen dil. Isbeddelka cimiladu waxay keentaa xilliyada xasaasiyadda oo is beddela, taas oo ku adkeynaysa dadka xasaasiyadda faxalka iyo neefta qaba. Anders Persson, oo bare ka ah cilmiga siyaasadda ee jaamacadda Linnaeus oo diiradda saaraya Israa'iil iyo…
…
continue reading
1
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
1:56
1:56
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
1:56
Markhaati lagu xukumay xabsi daa'in, tignoolajiyada cusub iyo raadadka DNA-ga ayaa daaha ka feyday. Sweden waxa laga bilaabay wax loogu yeedho golaha wax-akhriska cusub ee Sweden. Shantii sano ee la soo dhaafay, 3,3 bilyan oo karoon ayaa lagu bixiyay magdhowga caymiska ee la xidhiidha arrimaha burburka dabiiciga ah ee soo gaadhay 50,000 guri.…
…
continue reading
Today’s three-time Grammy Award-nominated, two-time BRIT Award recipient, claimed top honors at the Ivor Novellos not just because he is an authentic crooner but because he is a prolific song craftsman. His work is known globally but his story started at open mic nights. His raw talent was captured on camera by a fan and uploaded via YouTube, which…
…
continue reading
1
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
2:46
2:46
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:46
Qofkii bas ku raaceeyaa maanta gaariga lugaha leh ee dhallaanka lagu kaxeeysto, waayeelka ee magaalada Stockholm ayaan u baahneyn iney lacag bixiyaan. Hase yeeshee uu isbedel ku dhici doonaa. Xulka qaranka Jekiyen ayaa ciyaarta xigta lakulmi doona xulka xulka dhiggooda Sweden ciyaarta xeegada barafka. Isniintii ayaa toogasho lagu diley nin xaafadda…
…
continue reading
1
Stefan Dechant: Design Nerds Rule!
46:47
46:47
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
46:47
Send us a Text Message. For this episode, we are thrilled to have Stefan Dechant, the Oscar-nominated production designer whose imagination and desire to tell stories has stretched from the Spielberg-tinged streets of his Ohio childhood to working with legends like Saul Bass, to Industrial Light & Magic, to design opportunities on a myriad of Rober…
…
continue reading
1
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
2:56
2:56
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:56
Ubaxa lagu magacaabo majblommor ayaa sannadka rikoor cusub jebiyey oo la iibiyey 90 malyan oo karoon. Cilmi-baaris cusub oo lagu sameeyey Sweden ayaa lagu ogaadey inaanu qofku ka caafimaad badneyn haddii uu ku guuleeysto bakhtiyaanasiib ama uu lacag badan ku helo degdeg. Markii ugu horreeysay sannad iyo bar ayuu hoos u dhacay, hoos u dhicii iibsiga…
…
continue reading