Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
Burgarpodden - En podd om burgare och bara burgare. Ah, hamburgare. Som du vet gillar vi dom. Och det här är podden för dig som också gillar burgers. Att äta dom, att laga dom, att tänka på dom. Här snackar vi om dom, så du kan uppleva burgare med ännu ett sinne. Smaklig lyssning, burgerlovers!
…
continue reading
Arsenal Göteborg Podcast! Här snackas det Arsenal med Filip Tolf , Oscar Axelsson & Tobias Johannisson och gäster!
…
continue reading
Välkommen till Skräckturnén, där vi pratar om allt från skräck, mord, spöken och hemsökt till aliens, konspirationsteorier och mysterier. En podd av Julia och Elin.
…
continue reading
Nu har vi pratat blåvitt i bastun i många år. Varför inte ta och låta folk få lyssna på alla bra och mindre bra idéer vi har om IFK.
…
continue reading
Guud ahaan kala bar qashinka cuntadaSweden wuxuu ka yimaadaa qoysaska. Laba wiil oo aan qaangaarin oolagu qabtay magaalada Malmö. Shirkadda lacag waarididda ee Klarna oo lagu ganaaxay lacag nus bilyan ah.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Maxkamadda Sare waxay tijaabinaysaa in la masaafuriyo qof dambiile ah. Cudurka shuban-biyoodka jiilaalkaoo xilligiisii la gaaray. Qalalaasaha internetka ee nawaaxiga Västerbotten.Av Sveriges Radio
…
continue reading
1
Ep. 403- "Salibas Röv & Nytillkomna Lyssnare"
1:20:59
1:20:59
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
1:20:59
Avsnitt 403 av Arsenal Göteborg Podcast! Det snackas om raggarkultur, tutor och fjärde oktober! Sen så snackas det om saffran och koriander. Sedan så börjar det snackas boll och de senaste matcherna, först Arsenal-Manchester United 2-0. För att sedan prata om fokusmatchen, Fulham-Arsenal 1-1. Det snackas om skador och Kiwior! Det snackas om matchbi…
…
continue reading
Go'aamada magan-galyo doonka Suuriya oo hakad la geliyey 15-jir gabar ah oo loo haysto dilka gabar ay isku da' yihiin 4-jir wiil ah oo dhintay ka dib shil ka dhacay dugsi xannaano Baaritaanka walxaha qarxa ee halista ah ee dukaanka agtiisaAv Sveriges Radio
…
continue reading
Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa doonaya inay ballaariyaan awoodda booliiska ee isticmaalka kaamiradaha kormeerka. Kiruna ayaa noqon doontaa caasimadda dhaqanka ee qaaradda Yurub sannadka 2029. Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka guri dabaq ah oo ku yaal xaafadda Östervärn ee Malmö fiidnimadii khamiista.…
…
continue reading
Booliska ayaa nin ayaa nin ka soo xiray bannaanka guriga ay degan tahay amiiradda Victoria. Nin 40 jir ah oo loo aqoonsaday inuu yahay xubin sare oo ka tirsan shabakada dambiilayaasha ee loogu yeero Foxtrot kaas oo ku xirna dalka Seerbiya ayaa talaadadii gacanta loo soo geliyay Iswiidhen. Afar qof oo dadoodu u dhaxayso 16 ilaa 21 sano ayay boolisku…
…
continue reading
Hal qof oo loo qabtay qarax ka dhacay fiidnimadii talaadada guri ku yaalla xaafadda Hässelby. Xulka gabdhaha kubada cagta Sweden oo soo baxay tartanka horyaalka qarammadda Yurub. Haweenka oo haysta fursado ka yar ragga in ay siyaasiyiin ka noqdaan deegaanada degmooyinka dalka.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Iswiidhen ayaa lacag gaaraysa182 milyan oo karoon ugu deeqaysa dadka ay dhibaatada baani ku hayso lix dalal. Booliska ayaa hadda isticmaalaya baraha bulshada si ay u joojiyaan dhalinyarada ay tashkiiliyaan kooxaha dambiilayaasha ah. Nin baa taksiile fiidnimadii isniinta ugu hanjabay bistoolad, ninkan ayaa la sheegay in uu ku eedeeyey in taksiiluhu …
…
continue reading
1
Ep. 402- "Åh fan! Det där händer inte i Allsvenskan!"
1:48:45
1:48:45
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
1:48:45
Avsnitt nummer 402 av Arsenal Göteborg Podcast! Filip och Tobbe är tillbaka och det snackas om Arsenals senaste match, West Ham-Arsenal 2-5! Det pratas om matchupplevelse. Det pratas om Rice, Jorginho & Trossard! Det snackas om hörnvarianter och zebror! Sedan snackas det om mål och straffar, mål och straffar, mål och straffar! Det pratas om byten o…
…
continue reading
Nin iyo laba dumar ah ayaa lagu xukumay ganaax-maalmeed ah ka dib markii ay khudrad ku tuureen wasiirka arrimaha dibadda Maria Malmer Stenergard (M). Waxaa sii kordhaya tirada dhalinyarada ku khamaaraya lacagta, gaar ahaan wiilasha. Laga bilaabo sanadka cusub, lacagta warqadda boostada lagu diro ayaa lagu kordhin doonaa afar karoon.…
…
continue reading
Hay'adda saadaasha hawada - SMHI, ayaa soo saartaa digniin jaale ah oo ku saabsan silbasho baraf galabta manta iyo berrito oo sabti ah. Dadka lagu leeyahay deeymaha ardayda ayaa ah inay bixiyaan wax yar oo dheeraad ah sanadka soo socda. Qarax ayaa ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaala xafaadda Kungsholmen ee magaalada Stockholm arroornimadii hore ee …
…
continue reading
Avsnitt nummer 401 av Arsenal Göteborg Podcast! Tobbe välkomnas PÅ RIKTIGT tillbaka i podden och pratar om hans semester! Sedan så börjar snacket om Arsenal-Nottingham och uttal på spelarnamn. Sedan så fortsätter snacket om Sporting-Arsenal 1-5! Det snackas om Nwaneri och gamla komediserier innan det snackas om mål, mål, mål och mål! Det snackas om…
…
continue reading
Nin xubin sare ah oo ka tirsan shabakada dambiilayaasha ee Foxtrot oo dib loogu celinayo Iswiidhen. Baarlamaanka oo 'HAA' ku aqbalay soo jeedinta xukuumadda ee la xirriirta in la ogolaado in aan la magacaabin markhaatiga inta lagu guda jiro baaritaanada hordhaca ah iyo kiisaska dambiyada. Dhaqaalaha Iswiidhen oo ay ka muuqdaan calaamado soo kabasho…
…
continue reading
Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa maanta oo arbaco ah ugu codeeyay 'haa' guddiga cusub ee Yurub. Booliska ayaa baaraya labo qarax oo xalay labo magaalo ka kala dhacay. Ganacsiga badeecadaha ama alaabaha gacan labaadka ama second-hand ayaa sii kordhaya.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Tirada dadka ku dhaca wadna istaaga degdega ah ayaa ku sii socota inay hoos u dhacdo. Subaxnimadii Isniinta, ayaa heerkulka magalada Göteborg ka jiray lagu cabiray 14.0 digrii. Tess Olofsson ay noqon doonta garsooraha joogtada ah ee horyaalka ragga ee Iswiidhen bilowga xilli ciyaareedka soo socda.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Dhulgariir ayaa axadii ka dhacay baliga Vänern, ee ku yaalla koonfurta magaalada Karlstad. Wiil toban jir ah ayaa ku qarqamay barkad ku taal beerta madaddaalada ee Skara sommarlands xagaagan. Inta lagu jiro toddobaadka qiimo dhimista ee loo yaqaan Black Week, ayaa jira cadaadis badan oo saaran darawalada gawaarida yar yar ee xamuulka.…
…
continue reading
Weriyaha ka hawl gasha Raadiyaha Iswiidhen ee qaabilsan Bariga Dhexe, Cecilia Uddén, ayaa ku guulaysatay abaalmarinta saxafiyiinta ugu weyn ee qeybta codka sanadka. Iswiidhen ayaa ka taageeri doonta wax soo saarka dalka Yukreeyn ee gantaalada riddada dheer iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee riddada dheer. Seddex qof oo Iswiidhish ah ayaa midki…
…
continue reading
Duufaanta ka jirta gobolka Västerbotten ayaa la filayaa inay sii xoogeysato. Shan qof ayaa loo soo xiray tuhun ah in ay ku lug lahaayeen qaraxii ka dhacay xaafadda Östermalm maalintii axadda. Ra'iisul wasaare Ulf Kristersson ayaa ka faallooday xogta ah in Ruushku uu markii ugu horreysay ku riday dhanka Yukreeyn robotka isaga kala goosha qaaradaha.…
…
continue reading
1
Ep. 400- "Specialguest; Nigel Winterburn"
46:21
46:21
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
46:21
Avsnitt nummer 400 av Arsenal Göteborg Podcast! I detta jubileumsavsnitt så är podden otroligt stolta och glada att presentera en riktig Arsenallegend som gäst, Nigel Winterburn! De pratar om säsongen som varit och hur domarnivåerna skiljer över åren som gått. De svarar på lyssnarfrågor som bland annat innefattar "tuffaste motståndare", "mest infly…
…
continue reading
Maxkamadda sare ayaa xaqiijisey xukunka maxkamadda racfaanka, halkaas oo lagu xukumay labo madax oo ka hawl galayay shirkadda daryeelka ee Attendo. Todobo qof ayaa dacwad lagu soo oogay inay siyaabo kala duwan ugu lug lahaayeen afduub oo loo geeystay wiil 17 jir ah xagaagan. Dadka isticmalaa tubaakadada ama waxa afka Iswiidhishka loogu yeero 'snus'…
…
continue reading
1
Ep. 399- "Kai Havertz-special med Keven Bader"
29:11
29:11
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
29:11
Avsnitt nummer 399 av Arsenal Göteborg Podcast! Filip Tolf har med sig den tyska fotbollsgurun Keven Bader, känd från Fotbollskanalen och podden “Topp5”. De snackar om tysk fotboll generellt innan de börjar prata om Kai Havertz specifikt. De snackar om hur Kai Havertz upptäcktes och roller han haft igenom åldern och karriären. De pratar om hur karr…
…
continue reading
Baraf iyo roobab baraf wata oo la filayo In ka badan nus milyan ayaa wax ka iibsaday Shein iyo Temu iyo Qaar badan oo ka mid ah toogashooyinka dhimashada ayaa la xalliyaaAv Sveriges Radio
…
continue reading
Ebba Busch oo dooneysa in dib loo eego xuquuqda codbixinta. Saddex qof ayaa loo xiray dilka Akalla. Tirada dhimashada shilalka waddooyinka oo hoos u dhacday.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Xukun ganaax oo ku dhacay xeer-ilaaliye qaraabe soke u ah hoggaamiye kooxeedka Ismail Abdo. Dalagga soo goay sannadka oo hooseeya. Baraf la fileyo inuu da'o.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Wiil siddeed jir ah ayaa ku dhintay goobta ciyaarta ee dugsiga - hadda waxaa la sii daayay maamule lagu waayey danbi wiilka ku dhintay iskuulka, Mushaarka cusub ee xildhibaannada baarlamaanka. Dalab: hogaamiyeyaasha xisbiyo dhowra ah oo dalbaday in laga wada hadlo Trump.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Avsnitt 398 av Arsenal Göteborg Podcast! Filip Tolf har med sig Fredrik Larsson från Arsenal Swedens matchpodd! Det snackas om frisyrer och gamla spelare innan det snackas om Inter-Arsenal 1-0 och Ödegaards frånvaro för att sedan prata om, den så kallade fokusmatchen, Chelsea-Arsenal 1-1. Det pratas om standarder och krav för Arsenal! Det pratas om…
…
continue reading
Shaqo laaanta oo kordhaysa Hal qof ayaa dhintay kadib toogasho ka dhacday magaalada Malmö. Nidaamka diiwaanka shaashadda gobolka Västra Götaland oo hawada ka baxay.Av Sveriges Radio
…
continue reading