Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
Varannan vecka ger vi er nyheter och aspekter inom ekonomi som det inte talas om så mycket i andra medier. Vi försöker pedagogiskt förklara vad det rör sig om men ger dig också en djupare förståelse och oväntade perspektiv. Och förhoppningsvis ett och annat skratt. Vi har inga skygglappar, är inte rädda att förlora arbetet och finansieras inte av bank eller annat institut i bakgrunden. Vanliga ämnen är den ökade övervakningen inom ekonomin, minskad användning av kontanter, det allt mer farsa ...
…
continue reading
Välkommen till Skräckturnén, där vi pratar om allt från skräck, mord, spöken och hemsökt till aliens, konspirationsteorier och mysterier. En podd av Julia och Elin.
…
continue reading
Nu har vi pratat blåvitt i bastun i många år. Varför inte ta och låta folk få lyssna på alla bra och mindre bra idéer vi har om IFK.
…
continue reading
Rickard Andersson oo ku sugnaa iskuulka Risbergska weerarka ka hor. Cashuurta kastamka cusub ee Trump oo saameynaysa shirkado badan. Labo nin oo dhallinyaro ah oo loo xukumay weerar bam-gacmeed oo lagu qaaday maqaayad ku taal Malmö jiilaalkii hore.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Dalka Kolombiya oo iibsanaya diyaarada dagaalka ee loo yaqaan Jas 39 Gripen. Shirkadda Volvo Cars ayaa ku qasbanaan doonta in ay gawaari ku sameeyso dalka Maraykanka. Tirada toogashooyinka ee ka dhaca dalka ayaa hoos u dhacay sannadkan.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xukuumadda Iswiidhen ayaa 500 milyan oo karoon ku maalgelinaysaa daryeelka gaarka ah ee maskaxda. Wiil da'diisu ka hooseeyso 15 sanno oo loo xiray isku day dil. Haweenka dhallinyarada ah ee shaqeeya oo 54% oo aan runsaneyn in ay shaqayn karaan ilaa da'da hawlgabka.…
…
continue reading
Maanta iyo wararka radio Sweden Degmada Västerås, oo aan dooneyn inay joojiso adeegsiga qalabka dijitaalka ah ee dugsiga xannaanada. Eedeysan 20 jir ah Iswiidhish oo a dacwad loogu soo oogay magaalada Kobenhagen. Greta Thunberg oo maanta booliisku ka xeeysteen ka dib markii ay ka qaybgashay dibad bax ka dhan ah shirbangiga SEB bank.…
…
continue reading
Xisbiyada Tidö oo doonaya inay mamnuucaan guurka ilma adeerka/abti. Nin 26 jir ah oo qirtay in uu in dilay haweenay 60 jir aheyd oo ka shaqeeneysay dukaan cuntada iibiya. Kooxaha Xeegada ee Bandhiga ee wiilasha iyo gabdhaha oo guullo soo hoyey.Av Sveriges Radio
…
continue reading

1
Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
2:39
2:39
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:39Waxaa xalay dab ka kacay masaajidka Dalaberg ee Uddevalla. Wasaaradda Arrimaha Dibadda , ayaa dadka ku sugan dhul gariirka Koonfur Bari Aasiya ku boorinaysa in eey dadkooda la xariiran. Nin 18 jir ah ayaa lagu soo oogay eedeymo isku day dil ah.Av Sveriges Radio
…
continue reading

1
59. Livsmedelspriserna de lägsta någonsin (mätt i guld)
1:19:34
1:19:34
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
1:19:34Martin har räknat på livsmedelspriserna mätt i guld.... Spoiler: Det ser inte ut som många skulle tro! Trevlig lyssning! Donera månadsvis: www.underorion.se/stotta Swish: 123 696 24 43 För att skriva lyssnarbrev, ställa frågor eller annat så använd kontaktformuläret på: https://underorion.se/about/a Hjälp podcasten genom att donera månadsvis, swish…
…
continue reading

1
Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
2:29
2:29
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:29Nin ku nool Örebro,ayaa helay ogolaansho inuu ku sii nagaado Iswiidhan. Dadka ku kaca xadgudubyada waaweyn ee gaadiidka oo mustaqbalka weyn kara shatiga Yurub oo dhan. Suqiyadda alaabta la isticmaalay ayaa hoos u dhacay.Av Sveriges Radio
…
continue reading

1
Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
2:56
2:56
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:56Tirada hawlgallada xag-jirnimada midigta ee Iswiidhan ayaa si yar u kordhay. Laga soo bilaabo 15-ka Abriil, waxaa jiri doona mamnuucid waraabin ah dhanka Gotland. Qof Iswiidhish ayaa shalay fiidkii ku guuleystay 1,25 bilyan oo kronor.Av Sveriges Radio
…
continue reading

1
Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
2:22
2:22
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:22Qof looga daweeynayay dhaawac rasaas ah isbitaalka jaamacadda ee Örebro. Dadka deggan Karlskoga waxaa lagula talinayaa in ay karkariyaan biyaha tuubada. Mucjiso iftiin ah oo gariirad buluugga u eg ayaa xalay iftiimisay qaybo ka mid ah dalka.Av Sveriges Radio
…
continue reading

1
Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
2:49
2:49
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
2:49Bartamaha Jönköping oo daadad harqiyeen. Kiis loogu magac daray maxkamad u qabasho ayaa lagu soo oogay wiil da' yar.. Magaalada Malmö ayaa xalay rasaas lagu furay guri dabaq ah.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Ma jiro qof lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa dilka ninkii gubay Qur'aanka. Macallin ku dhejiyay warqado foolka carruurta. Labo qof ayaa dhimatay kadib shil helikobtar.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Askar iswiidhish oo ka tirsan ciidammada Nato oo jebiyay xeerka anshaxa. JO: Maxaabiista waa inay timaha xiiran karaan, in loo oogolaado mashiinnadda timaxiirka. Shaqaale uu mashiin ka jaray afar farood.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Dilkii ka dhacay xaafadda Märsta. Dhaca deytinka amashukaansiga aaladda internetka. Dhowr ashkato oo loo gudbiyey JO.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Macallin carruurta afka ka sharooteeyey oo shaqada laga eryay. Daawo fayraska RS ka difaaceysaa dhammaan dhallaanka cusub. Warbixinno ku saabsan hanjabaad iyo cunfi loo geystay markhaatiyaal.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Dawooyinka oo qaali noqonaya. Qiimaha cuntada iskuullada. Matoorada doonyo la xaday.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Labo nin ayaa xalay ka baxsaday xero qaxooti xiran oo ku taalla Åstorp, Skåne. Qarax xooggan ayaa fiidnimadii khamiistii shalay ka dhacay guri ku yaalla Göteborg. Xilliga hargabka ayaa si gaar ah aad ugu haleelay bukaannada da'da yar.Av Sveriges Radio
…
continue reading

1
58. Northvolt i konkurs samt nyhetskavalkad
1:39:01
1:39:01
Spela senare
Spela senare
Listor
Gilla
Gillad
1:39:01Fullspäckat som vanligt! Northvolt ansöker om konkurs Europas hållhake på Trump: amerikanska statspapper? Kronan starkare Nya yrket: sparpsykolog Israels centralbank fortsätter projekt med framtagande av digitala centralbanksvalutor, s.k. CBDC. Myndigheten för digital förvaltning, Digg, får i årets regleringsbrev uppdrag att ta fram en digital plån…
…
continue reading
Wadarta sicir-bararka ayaa ahaa 2.9 boqolkiiba bishii Feberaayo. Qof kale oo lagu daryeelayay isbitaalka Örebro ayaa la soo saaray. Dhaqtar sare oo ka tirsan cisbitaalka jaamacadda Sahlgrenska ee magaalada Göteborg ayaa shaqada laga eryay.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Siyaasadda cimilada Iswiidhan oo uu is bedel ku yimid. 7.2 boqolkiiba xooga shaqaalaha ayaa ah shaqo la'aan, sida uu xafiiska shaqada sheegay. Haweeney ayaa ku geeriyootay isbitaal kadib markii takhtar ku qornaa qaybta degdega oo imanin.Av Sveriges Radio
…
continue reading
12 qof oo biyo ku qarqamey labadii bilood ee sannadka ugu horreeyey. Dhoofinta qalabka militariga Iswiidhen oo kordhay sannadkii hore 2024-kii. Farshaxaniiste Britta Marakatt-Labba ayaa samaysay mid ka mid ah farshaxanada ugu wanaagsan qarnigan.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Iswiidhen oo Qaza ku taagereysa 300 milyan oo koroon. Nin ayaa dacwad loogu oogay dilkii Ica Maxi ee Norsborg. Carruur iskuulka barbaarinta dhigata oo afka sharooto looga duubay.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Wiil dhallinyaro ah oo toogasho loo soo xiray. Nin is-dilay ka dib markii la tarxiilay. Wiil 14-jir ah ayaa ku dhintay goob shaqo.Av Sveriges Radio
…
continue reading
Cimilada Maarso oo aan si aan caadi ahayn u diiran. Khalad laga helay barnaamijka baarista naasaha. Hanjabaad keentay in arday guryaha loo diro.Av Sveriges Radio
…
continue reading